Cilmi-baaris lagu sameeyay dadka sida joogtada ah u galo sawirrada oo lagu ogaaday ay qabaan xanuun dhanka maskaxda ah!!

Wargeyska DailyMail ee kasoo baxa Ingiriiska ayaa daabacay warbixin uu ka qoray cilmi-baaris ay Jaamacadda Ohio ee dalka Mareykanka ka sameysay dadka sida joogtada ah u galo sawirrada ee kadibna soo dhigo baraha bulshada. Koox cilmi-baareyaal ah oo ay hogaaminaysay Prof. Jesse Fox oo cilmi-nafsiga ka dhigto Jaamacadda Ohio ayaa diraasaddaan oo ay ku sameeyeen … Continue reading Cilmi-baaris lagu sameeyay dadka sida joogtada ah u galo sawirrada oo lagu ogaaday ay qabaan xanuun dhanka maskaxda ah!!